Kismaayo: Askar ka tirsan ciidanka Jubbaland oo lagu xukumay dil iyo xabsi (Sawirro)

Maxkamadda Ciidamada QS ee Jubbaland ayaa Maanta  dil ku xukuntay Dable, Faarax Cabdirashiid Cilmi oo horay ugu eedaysnaa inuu dilay marxuum, Cabdi Muxumed oo ahaa Qof shacab ah. Maxkamadda ayaa sido kale Saddex Sano oo xabsi ciidan ah ku ridday eedaysane, Maxamed Rashiid oo isna katirsana Ciidamada Daraawiishta Jubbaland, kaasoo lagu eedeeyey inuu dilkaas gacan … Continue reading Kismaayo: Askar ka tirsan ciidanka Jubbaland oo lagu xukumay dil iyo xabsi (Sawirro)